Profile Details
Overview:
- Dawladda hoose
ee degmada Berbera waxay baahinaysaa 9 fursadood oo shaqo, kuwaas oo kala ah 4
Umuliso (Midwife) iyo 5 Kalkaaliso (Nursing) oo ka banaan xarunta hooyada iyo
dhallaanka Bulaxaar MCH.
- Sidaa darteed cidii danaynaysa in ay ka faa’iidaysato fursadahaas shaqo kana mid noqdaan shaqaalaha boosaskaas, waxaa lagu wargelinayaa inay ku soo hagaajiyaan CV-yadooda, shahaadooyinkooda iyo dhammaan shuruudaha looga baahan yahay xafiiska shaqaalaha dawladda hoose ee degmada Berbera.
Information: