Profile Details
Overview:
Hordhac :
Wasaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ee
Somaliland
Wsaaradda Waxbarashada, Barbaarinta iyo Sayniska ee
Jamhuuriyadda Somaliland waa hay’ad muhiim ah oo u xilsaaran horumarinta
siyaasadaha waxbarasho ee dalka. Waxay door muuqda ka ciyaartaa dhismaha jiil
aqoon iyo anshax leh, iyadoo xoogga saarta tayeynta waxbarashada aasaasiga ah,
tan sare, xirfadaha gacanta iyo cilmi-baarista sayniska.
Iyadoo ka duuleysa himilada Somaliland ee ah in la
helo bulsho waxgarad ah, wasaaraddu waxay dhiirrigelisaa waxbarashada dhammaan
da’yarta iyo dadka waaweyn, waxayna la shaqeysaa hay’adaha gudaha iyo dibadda
si loo helo nidaam waxbarasho oo casri ah, tayo leh, oo u adeegaya
baahida bulshada.
Information: