
Profile Details
Overview:
Dugsiga Al-mustaqbal waxa uu ku yaalaa magaalada Hargeisa gaar ahaan xaafada new hargiesa. Dugsiga Almustaqbal waxa uu ka mid yahay dugsiyada ugu waaweyn ee ku yaala dalka Somaliland. Waxa uu ku leeyahay qayb aad u balaadhan Magaalada Burco. Waxa uu ka mid yahay dugsiyada tayada leh ee soo saara aqoonyahay dhisan.
Information:
Dugsiga Al-mustaqbal waxa uu hadda bixiyaa waxbarashada hoose dhexe. Waxaana Jooga macalimiin ku tababaran sida wax loogu dhiga ubadka yaryar. Waxa uu dugsigu leeyahay goob ku haboon waxbarasho.