Processing math: 100%

Adnan A.karim Mohamed

masters , 6 Years Coaching Experience
Offer Tution: At My Place
Location: Hargeisa , 26 June

About Adnan A.karim Mohamed

Asc, waxaan ah macalin iyo dhaqaal yahan wax ku soo bartay wadanka dibadiisa, laba shahaado oo heerka labaad ee Masters degree ayaan ka soo diyaariyay wadanka Bangladesh, waxan wax ka dhigaa jaamacadda Golis sidoo kale waxaan la shaqeeyaa wasaarada qorshaynta, waxaan hore u qabtay shaqooyin la xidhiidha development studies iyo sidoo kale finance and accounting, waxan hadda diyaariyaa shahaado labaad oo degree ah taas oo takhasusukeedu yahay accounting.

0 Reviews

Leave Your Review

  • Last login: Feb 21,2025
  • Registered: Feb 01,2025
  • Total Experience: 6 Years
  • Tutoring Option: At My Place
  • Available Time: morning


Similar Tutor

0 Reviews

Leave Your Review