Details of Midwife & Nursing

  • Payment Monthly
  • Budget 0
  • Job Category Health
  • Skills Shahaado waxbarasho oo kalkaalisanimo (University degree of Nursing)

Institute Activity

  • Last Login Jan 20,2026
About the institution
Name Dawladda Hoosee Ee Degmada Berbera
City Barbara
Job Requirement

Job description

Jamhuuriyadda Somaliland

Dawladda Hoose ee Degmada Berbera

Republic of Somaliland / Municipality of Berbera

Xafiiska Maamulka Shaqaalaha Dawladda Hoose ee Degmada Berbera

REF: XMDH/DB/XSH/21/2026

Taariikh: Isniin, January 19, 2026

Ku: Cidii Danaynaysa

Ujeeddo: Baahin Fursado Shaqo

Dawladda hoose ee degmada Berbera waxay baahinaysaa 9 fursadood oo shaqo, kuwaas oo kala ah 4 Umuliso (Midwife) iyo 5 Kalkaaliso (Nursing) oo ka banaan xarunta hooyada iyo dhallaanka Bulaxaar MCH.

Sidaa darteed cidii danaynaysa in ay ka faa’iidaysato fursadahaas shaqo kana mid noqdaan shaqaalaha boosaskaas, waxaa lagu wargelinayaa inay ku soo hagaajiyaan CV-yadooda, shahaadooyinkooda iyo dhammaan shuruudaha looga baahan yahay xafiiska shaqaalaha dawladda hoose ee degmada Berbera.

Skills and qualifications

  • Shuruudaha Looga Baahan Yahay Codsadayaasha
  • Shahaado waxbarasho oo umulisanimo (University degree of Midwife)
  • Shahaado waxbarasho oo kalkaalisanimo (University degree of Nursing)
  • Waayo-aragnimo shaqo ugu yaraan 3 sano
  • Inuu qofku yahay muwaadin Somaliland ah haystana kaadhka dhalashada Somaliland
  • Inuu keeno warqadda danbi la’aanta
  • Inuu soo gudbiyo warqadda caafimaadka oo cadaynaysa inuu maskax ahaan iyo jidh ahaanba u caafimaad qabo.

How to apply

Qabashada araajidu waxay socon doontaa muddo dhan 7 maalmood, oo ka bilaabmaysa January 20, 2026 kuna dhammaanaysa January 27, 2026.

Guuleed Maxamed Daahir

Madaxa Shaqaalaha

Dawladda Hoose ee Degmada Berbera

(Shaabad & Saxiix)

Dawladda Hoose ee Degmada Berbera – Xafiiska Maamulka Shaqaalaha

Tel: 063-8080919

Member Since Jan 20,2026
Last Worked Jan 20,2026
Open Job By Dawladda Hoosee Ee Degmada Berbera 1

Header set Cache-Control "no-cache, no-store, must-revalidate"