Details of Driver

  • Payment Monthly
  • Budget 0
  • Job Category Administration Jobs
  • Skills Khibrad wadis ugu yaraan 5 sano

Institute Activity

  • Last Login Dec 24,2025
About the institution
Name Fayadhowr Cleaning Company
City Mogadishu
Job Requirement

Job description

SHAQO BANAAN: DARAWAL

Xafiiska Muqdisho

Fayadhowr Cleaning Company

 Hordhac Shirkadda

Fayadhowr Cleaning Company waa shirkad nadaafadeed oo hormuud ka ah Soomaaliya, kuna shaqeysa nadaafad, badbaado, iyo adeeg tayo sare leh.

 Jagada: Darawal

 Goobta: Muqdisho, Soomaaliya

 Sharaxa Shaqada

  • Darawalku wuxuu mas’uul ka noqonayaa:
  •  Wadista gaadiidka shirkadda si badbaado leh
  •  Qaadista shaqaalaha, qalabka, iyo agabka nadaafadda
  •  Hubinta nadaafadda iyo dayactirka gaadhiga
  •  Ka warbixinta cilad kasta oo gaadhi ku timaada
  •  Raacista jadwalka iyo amarrada shirkadda

Skills and qualifications

Shuruudaha

  •  Nin
  •  Leh shatiga darawalnimo
  •  Khibrad wadis ugu yaraan 5 sano
  •  Si fiican u yaqaanna waddooyinka Muqdisho
  •  Daacad, edeb leh, aan laheyn balwad oo lagu kalsoonaan karo
  •  Diyaar u ah inuu shaqeeyo saacado kala duwan.

How to apply

Sida Loo Codsado

Ku soo dir CV-gaaga ama codsi kooban:

fayadhowrcleaning@gmail.com

Member Since Dec 24,2025
Last Worked Dec 24,2025
Open Job By Fayadhowr Cleaning Company 2

Header set Cache-Control "no-cache, no-store, must-revalidate"