Details of Branch Manager, Sales person and General Accountan
About the institution
Name | Bilan Techno and Electronics |
City | Hargeisa |
Job Requirement | Job description Shaqooyinka Bilan Techno and Electronics, waa meherad iibisa agab kala duwan oo
ay ka midka yihiin Computers, Printers, iyo agabka Electronics-ka., kuna taala
magaalada Hargeisa. Bilan Techno waxay bulshada usoo bandhigaysaa fursadaha shaqooyinkan; 1. Branch Manager (Maamule Laan), 2. Sales person (I.T.)- (iibiye agabka
Computers-ka), 3. General Accountant (Xisaabiye Guud) Skills and qualifications Hadaba Shuruudaha looga baahanyahay tartamayaashu waa; 1. Branch Manager (Maamule Laan); ü Waa inuu yeeshaa Khibrad shaqo iyo mid Maamul iskugu jirta oo
gaaraysa ilaa 3 sanno, ü Waa inuu kasoo shaqeeyay qaybo ka mid ah agabka ay meheradu
iibinayso ee kor kuxusan, ü Waa inuu yahay qof daggan, soo dhawayn leh, hab-dhaqan
wanaagsanna ku suntan, 2. Sales person (I.T.); ü Waa in uu leeyahay Khibrad shaqo oonan ka yarayn 2
Sanno, oo la xidhiidha iibinta agabka Kombuyuutarada iyo guud
ahaanba I.T.-ga, How to apply Haddaba hadii aad xiisaynayso shaqooyinkaa mid ka mid ah, waxaad codsigaaga shaqada (C.V), kusoo dirtaa email-kan; bilantechno@gmail.com inta ka horeysa 10 ka August, 2025
Apply to bilantechno@gmail.com |
Member Since | Jul 31,2025 |
Last Worked | Jul 31,2025 |
Open Job By Bilan Techno and Electronics | 1 |
Job Requirement
Job description
Shaqooyinka
Bilan Techno and Electronics, waa meherad iibisa agab kala duwan oo
ay ka midka yihiin Computers, Printers, iyo agabka Electronics-ka., kuna taala
magaalada Hargeisa.
Bilan Techno waxay bulshada usoo bandhigaysaa fursadaha shaqooyinkan;
1. Branch Manager (Maamule Laan),
2. Sales person (I.T.)- (iibiye agabka
Computers-ka),
3. General Accountant (Xisaabiye Guud)
Skills and qualifications
Hadaba Shuruudaha looga baahanyahay tartamayaashu waa;
1. Branch Manager (Maamule Laan);
ü Waa inuu yeeshaa Khibrad shaqo iyo mid Maamul iskugu jirta oo
gaaraysa ilaa 3 sanno,
ü Waa inuu kasoo shaqeeyay qaybo ka mid ah agabka ay meheradu
iibinayso ee kor kuxusan,
ü Waa inuu yahay qof daggan, soo dhawayn leh, hab-dhaqan
wanaagsanna ku suntan,
2. Sales person (I.T.);
ü Waa in uu leeyahay Khibrad shaqo oonan ka yarayn 2
Sanno, oo la xidhiidha iibinta agabka Kombuyuutarada iyo guud
ahaanba I.T.-ga,
How to apply
Haddaba hadii aad xiisaynayso shaqooyinkaa mid ka mid ah, waxaad codsigaaga shaqada (C.V), kusoo dirtaa email-kan; bilantechno@gmail.com inta ka horeysa 10 ka August, 2025
Apply to bilantechno@gmail.com