Details of barashada Xirfadda Macallinnimo
About the institution
Name | Somaliland Ministry of Education and Science |
City | Hargeisa |
Job Requirement | Ku
Guddoomiye waxbarasha Og
agaasimaha: waaxda macalimiinta ee wasaradda
waxbarashada barbaarinta sayniska
agaasimaha guud ee wasaradda waxbarashada barbaarinta iyo sayniska. Wa:siir
dawlaha wasaaradda waxbarashada barbaarinta iyo sayniska. Ujeeddo:soo
xulista wiilasha loo tababarayo xirfadda barbaarimo. Wasarada waxbarasha
barbaarinta iyo sayniska iyadoo ka duulaysa baahida loo qabo in macalimiin tayo
leh oo tababaran waxaynu qaadanaynaa 136 wiil oo lagu tababarayo xirfada
baranimo. Haddaba, waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa gudoomiyayaal sharuudaha
laga doonayo wiilasha lagu tababarayo xirfada barannimo (pre-service
teacher training). Sharuudaha
laga doonayo. 1. Waa in uu yahay muwaadin soomalilander ah oo haysta
kaadhka dhalashada. 2 waa inuu haytso
shahadada dugsiga sare oo uu ku gudbay dhibcaha A, B iyo 3. Waa in uu dugsiga ka baxay 3dii sanno ee u
danbeeyay ilaa 2024. 2022 4.waa in da'diisu u dhaxaysaa 18-25 jir. 5. Inuu yahay
qof maskaxda ka fayow. 6. Waa in uu xiisanayo
xirfadda macallinimo diyaarna u yahay
in uu ka shaqeeyo gobolka laga soo xulay.
Sidaas darteed, waxaoo eegi doonaa sharuudahaas
kor ku xusan, ugu dambeyna aad soo gudbisaan maalinta khamiiysta ee
bisha tahay 08/05/2025. Sidee
loo xaraynayaa?
1. Qof xiisaynayaa waxa uu Wasaarada Waxbarashada iyo
Sayniska gaynayaa; - Codsi - Shaahadada Dugsiga Sare
- Kaadhka Aqoonsiga |
Member Since | May 07,2025 |
Last Worked | May 10,2025 |
Open Job By Somaliland Ministry of Education and Science | 1 |
Job Requirement
Ku
Guddoomiye waxbarasha
Og
agaasimaha: waaxda macalimiinta ee wasaradda
waxbarashada barbaarinta sayniska
agaasimaha guud ee wasaradda waxbarashada barbaarinta iyo sayniska. Wa:siir
dawlaha wasaaradda waxbarashada barbaarinta iyo sayniska.
Ujeeddo:soo
xulista wiilasha loo tababarayo xirfadda barbaarimo.
Wasarada waxbarasha
barbaarinta iyo sayniska iyadoo ka duulaysa baahida loo qabo in macalimiin tayo
leh oo tababaran waxaynu qaadanaynaa 136 wiil oo lagu tababarayo xirfada
baranimo. Haddaba, waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa gudoomiyayaal sharuudaha
laga doonayo wiilasha lagu tababarayo xirfada barannimo (pre-service
teacher training).
Sharuudaha
laga doonayo.
1. Waa in uu yahay muwaadin soomalilander ah oo haysta
kaadhka dhalashada. 2 waa inuu haytso
shahadada dugsiga sare oo uu ku gudbay dhibcaha A, B iyo 3. Waa in uu dugsiga ka baxay 3dii sanno ee u
danbeeyay ilaa 2024. 2022
4.waa in da'diisu u dhaxaysaa 18-25 jir.
5. Inuu yahay
qof maskaxda ka fayow.
6. Waa in uu xiisanayo
xirfadda macallinimo diyaarna u yahay
in uu ka shaqeeyo gobolka laga soo xulay.
Sidaas darteed, waxaoo eegi doonaa sharuudahaas
kor ku xusan, ugu dambeyna aad soo gudbisaan maalinta khamiiysta ee
bisha tahay 08/05/2025.
Sidee
loo xaraynayaa?
1. Qof xiisaynayaa waxa uu Wasaarada Waxbarashada iyo
Sayniska gaynayaa;
- Codsi
- Shaahadada Dugsiga Sare
- Kaadhka Aqoonsiga