Details of Farsamayaqaan Dabka Gaadiidka
About the institution
Name | Dawladda Hoosee Ee Degmada Berbera |
City | Barbara |
Job Requirement | Job description Jamhuuriyadda Somaliland REF: XMDH/DB/XSH/1415/2025 Ku: Cidii Danaynaysa Dawladda hoose ee degmada Berbera waxay baahinaysaa
fursad shaqo oo ah farsama yaqaan dabka gaadiidka kana banaan qaybta gaadiidka
gaar ahaan faraca farsamada. Sidaa daraadeed cidii danaynaysa in ay ka
fa’iidaystaan fursadaas shaqo, waxa lagu wargelinayaa inay ku soo hagaajiyaan
arajidooda iyo dhammaan shuruudaha looga baahan yahay xafiiska maamulka
shaqaalaha ee dawlada hoose ee degmada Berbera. Skills
and qualifications Shuruudaha looga baahan yahay Codsadaha Inuu xalin karo ciladaha dabka ee gaadiidka waaweyn
iyo gaadiidka yaryar Inuu yahay muwaadin Somalilander ah haystana kaadhka
dhalashada Somaliland. Inuu soo gudbiyo warqada caafimaadka oo cadaynaysa
inuu maskax ahaan iyo jidh ahaanba u caafimaad qabo iyo sidoo kale in uu ka
caafimaad qabo dhammaan cudurada faafa. How
to apply Qabashada araajida waxay
socon doonta muddo dhan 6 Maalmood oo ka bilaabmaysa May 3, 2025 ilaa
May 8, 2025. Guuleed
Maxamed Daahir
Dawladda
Hoose ee Degmada Berbera, Xafiiska Maamulka Shaqaalaha |
Member Since | May 04,2025 |
Last Worked | May 04,2025 |
Open Job By Dawladda Hoosee Ee Degmada Berbera | 1 |
Job Requirement
Job description
Jamhuuriyadda Somaliland
Dawladda Hoose ee Degmada Berbera
Republic of Somaliland/Municipality of Berbera
Xafiiska Maamulka Shaqaalaha D/hoose ee D/Berbera
REF: XMDH/DB/XSH/1415/2025
Saturday, May 8, 2025
Ku: Cidii Danaynaysa
Ujeedo: Baahin Fursad Shaqo
Booska: Farsamayaqaan Dabka Gaadiidka
Dawladda hoose ee degmada Berbera waxay baahinaysaa
fursad shaqo oo ah farsama yaqaan dabka gaadiidka kana banaan qaybta gaadiidka
gaar ahaan faraca farsamada.
Sidaa daraadeed cidii danaynaysa in ay ka
fa’iidaystaan fursadaas shaqo, waxa lagu wargelinayaa inay ku soo hagaajiyaan
arajidooda iyo dhammaan shuruudaha looga baahan yahay xafiiska maamulka
shaqaalaha ee dawlada hoose ee degmada Berbera.
Skills
and qualifications
Shuruudaha looga baahan yahay Codsadaha
Inuu xalin karo ciladaha dabka ee gaadiidka waaweyn
iyo gaadiidka yaryar
Inuu yahay muwaadin Somalilander ah haystana kaadhka
dhalashada Somaliland.
Inuu soo gudbiyo warqada caafimaadka oo cadaynaysa
inuu maskax ahaan iyo jidh ahaanba u caafimaad qabo iyo sidoo kale in uu ka
caafimaad qabo dhammaan cudurada faafa.
How
to apply
Qabashada araajida waxay
socon doonta muddo dhan 6 Maalmood oo ka bilaabmaysa May 3, 2025 ilaa
May 8, 2025.
Guuleed
Maxamed Daahir
Madaxa Shaqaalaha
Dawladda Hoose ee D/hoose ee Berbera
Dawladda
Hoose ee Degmada Berbera, Xafiiska Maamulka Shaqaalaha
Tel: 063-8080919