Details of Outside sales representative

  • Payment Monthly
  • Budget 0
  • Job Category Administration Jobs
  • Skills Waa in qofku yahay qof shaqo adag oo dadaal badan (hardworker)

Institute Activity

  • Last Login Jan 26,2025
About the institution
Name Traditional Chinese Medical Centre (TCMC)
City Hargeisa
Job Requirement

Job description

Shirkadda TCMC waxaa ay u baahan tahay Outside sales representative Kaasoo shaqadiisu ay tahay sidan hoos ku xusan:

1)     Horumarinta iyo kobcinta adeegyada shirkadda

2)     Ku wacyigelinta macaamiisha adeegyada shirkadda

3)     Waa in qofku leeyahay xirfadaha adeega mcaamiisha

4)     Qaybinta waraaqaha xayaysiisyada shirkadda

5)     Raadinta macaamiil cusub

6)     Waa inuu awood u leeyahay in uu si madax banaan u shaqan karo

Skills and qualifications

Shuruudaha:

1)     Waa in uu qofku leeyahay ugu yaraan 2 sanno oo khibrad ku saabsan outside sales representative. Macnaheedu wuxuu samaynaaya marketing waxaana uu qaybinaya waraqaaha shirkadda maalinkasta.

2)     Waa in uu leeyahay communication skills

3)     Waa in qofku yahay qof shaqo adag oo dadaal badan (hardworker)

4)     Waa inuu aqoon u leeyahay farsamooyinka suuq-gaynta ee kala duwan

How to apply

Fadlan kusoo dir CV emailka ah: mustaf1970@hotmail.co.uk

Apply to mustaf1970@hotmail.co.uk

Member Since Jan 26,2025
Last Worked Jan 26,2025
Open Job By Traditional Chinese Medical Centre (TCMC) 1