Details of GRAPHIC DESIGN
About the institution
Name | sagaljet |
City | Hargeisa |
Job Requirement | Shirkadda daabacaadda Sagaljet xarunteeda magaalada Hargeisa,
qaybteeda naqshada(Design), waxa ka bannaan seddex xil shaqo ee hoos ku xusan; Xilka: GRAPHIC DESIGN SHURUUDAHA LAGA RABO: XIRFADDA LAGA RABO v lnuu aqoon durugsan u leeyahay Adobe Suite (Photoshop, lnDesign,
Illustrator, Acrobat required. v lnuu leeyahay hal-abuur
heer sare, Curin, iyo Fikir togan v lnuu aqoon u leeyahay
Microsoft Office (Word, Excel and Power Point) required. v lnuu leeyahay Xirfad xidhiidh wanaagasan; Oo uu qori karo kuna
hadli karo Af-soomaali, Carabi iyo lngiriisi. v
In qofku
deggan yahay Magaalada Hargeisa.Waa fursad dheeraad ah. Skills and Qualifications AQOON IYO WAAYO ARAGNIMO v Waxbarasho Degree ah oo la xidhiidha naqshadayn (Graphic
Designing) ama IT. v Ugu yaraan khibrad seddex
sannadood ah oo graphic designing ama wax la xidhiidha. How to apply Haddii aad aaminsantahay in aad buuxin karto booskan shaqo ee
bannaan, fadlan kusoo dir CV gaaga, emailka hoos ku qoran. Ugu dambayn 15-ka September, 2024. Keliya waxa lala soo xidhi idhi
doona cidda kusoo baxda Liiska la xulo. Email address: Hr@sagaljet.net
|
Member Since | Sep 03,2024 |
Last Worked | Sep 14,2024 |
Closed Job By sagaljet | 0 |
Job Requirement
Shirkadda daabacaadda Sagaljet xarunteeda magaalada Hargeisa,
qaybteeda naqshada(Design), waxa ka bannaan seddex xil shaqo ee hoos ku xusan;
Xilka: GRAPHIC DESIGN
SHURUUDAHA LAGA RABO:
XIRFADDA LAGA RABO
v lnuu aqoon durugsan u leeyahay Adobe Suite (Photoshop, lnDesign,
Illustrator, Acrobat required.
v lnuu leeyahay hal-abuur
heer sare, Curin, iyo Fikir togan
v lnuu aqoon u leeyahay
Microsoft Office (Word, Excel and Power Point) required.
v lnuu leeyahay Xirfad xidhiidh wanaagasan; Oo uu qori karo kuna
hadli karo Af-soomaali, Carabi iyo lngiriisi.
v
In qofku
deggan yahay Magaalada Hargeisa.Waa fursad dheeraad ah.
Skills and Qualifications
AQOON IYO WAAYO ARAGNIMO
v Waxbarasho Degree ah oo la xidhiidha naqshadayn (Graphic
Designing) ama IT.
v Ugu yaraan khibrad seddex
sannadood ah oo graphic designing ama wax la xidhiidha.
How to apply
Haddii aad aaminsantahay in aad buuxin karto booskan shaqo ee
bannaan, fadlan kusoo dir CV gaaga, emailka hoos ku qoran.
Ugu dambayn 15-ka September, 2024. Keliya waxa lala soo xidhi idhi
doona cidda kusoo baxda Liiska la xulo.
Email address: Hr@sagaljet.net