1. Home
  2. Tuition Job
  3. Internship 10 positions

Details of Internship 10 positions

  • Payment Monthly
  • Budget 0
  • Job Category Internships and Scholarships
  • Skills

Institute Activity

  • Last Login Mar 25,2025
About the institution
Name Beder International University
City Hargeisa
Job Requirement

maamulka shirkadda Caymiska ee Wadaag, waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa fursad shaqo-carbin ah oo ka banana shirkadda Wadaadg Insurance Hargaysa. Waxaa la rabaa 10 qof oo ah internship, waxaa soo codsankara ardayda dhigata ama dhamaysay kuliyada Islamic Banking and finance.

 

Nooca Shaqada: Suuq-geynta adeegga Caymiska ee shirkadda Wadaag Hargaysa.

Heerka ardayda: Ardayda ka sarraysa semester 7 ama qalin jebiyay Kuliyadaha: Islamic Banking and Finance.

Mudadada: 3 bilood.

Tirada: 10 Arday ( 5 hablood iyo shan wiil)

Deadline: 5th May 2024 (7:30) PM

Member Since Apr 29,2023
Last Worked Mar 25,2025
Open Job By Beder International University 7

Job Requirement

maamulka shirkadda Caymiska ee Wadaag, waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa fursad shaqo-carbin ah oo ka banana shirkadda Wadaadg Insurance Hargaysa. Waxaa la rabaa 10 qof oo ah internship, waxaa soo codsankara ardayda dhigata ama dhamaysay kuliyada Islamic Banking and finance.

 

Nooca Shaqada: Suuq-geynta adeegga Caymiska ee shirkadda Wadaag Hargaysa.

Heerka ardayda: Ardayda ka sarraysa semester 7 ama qalin jebiyay Kuliyadaha: Islamic Banking and Finance.

Mudadada: 3 bilood.

Tirada: 10 Arday ( 5 hablood iyo shan wiil)

Deadline: 5th May 2024 (7:30) PM

Header set Cache-Control "no-cache, no-store, must-revalidate"