Details of Wadaag Insurance Internship
About the institution
Name | Beder International University |
City | Hargeisa |
Job Requirement | maamulka shirkadda Caymiska ee
Wadaag, waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa fursad shaqo-carbin ah oo ka
banana shirkadda Wadaadg Insurance Hargaysa. Waxaa la rabaa 10 qof oo ah internship, waxaa soo
codsankara ardayda dhigata ama dhamaysay kuliyada Islamic Banking and finance.
Nooca Shaqada:
Suuq-geynta adeegga Caymiska ee shirkadda Wadaag Hargaysa. Heerka ardayda:
Ardayda ka sarraysa semester 7 ama qalin jebiyay Kuliyadaha: Islamic Banking
and Finance. Mudadada:
3 bilood. Tirada: 10 Arday (
5 hablood iyo shan wiil)
Deadline: 5th May
2024 (7:30) PM |
Member Since | Apr 29,2023 |
Last Worked | Nov 13,2024 |
Open Job By Beder International University | 6 |
Job Requirement
maamulka shirkadda Caymiska ee
Wadaag, waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa fursad shaqo-carbin ah oo ka
banana shirkadda Wadaadg Insurance Hargaysa. Waxaa la rabaa 10 qof oo ah internship, waxaa soo
codsankara ardayda dhigata ama dhamaysay kuliyada Islamic Banking and finance.
Nooca Shaqada:
Suuq-geynta adeegga Caymiska ee shirkadda Wadaag Hargaysa.
Heerka ardayda:
Ardayda ka sarraysa semester 7 ama qalin jebiyay Kuliyadaha: Islamic Banking
and Finance.
Mudadada:
3 bilood.
Tirada: 10 Arday (
5 hablood iyo shan wiil)
Deadline: 5th May
2024 (7:30) PM