Details of Sales Internship
About the institution
Name | Beder International University |
City | Hargeisa |
Job Requirement | Waxaa bangi ka mid ah bangiyada Somaliland uu qaadanayaa sadex qof oo ah carbis shaqo (Internship). Sadexdan qof ee ah carbis shaqo ayaa waxa ay ka shaqaynayaan iibinta adeegyada bangiga muddo ah sadex bilood . Sadexdan qof ayaa waxaa shardi ah inay diyaar u yihiin inay galaan carbiska shaqada iyaga oo u shaqayn doona full time. Waxaa kaloo la rabaa inay haystaan shahaadada koowaad ee jaamacadda. Fadlan hadii aad shaqadan rabto waa inaad xubin ka noqotaa macalindoon oo aad samaysaa sign up as Teachers/ job seekers ood buuxisaa formka ,intaa kadibna aad halkan ka codsataa shaqada si laguugu daro dadka soo dalbaday. |
Member Since | Apr 29,2023 |
Last Worked | Nov 13,2024 |
Open Job By Beder International University | 6 |
Job Requirement
Waxaa bangi ka mid ah bangiyada Somaliland uu qaadanayaa sadex qof oo ah carbis shaqo (Internship). Sadexdan qof ee ah carbis shaqo ayaa waxa ay ka shaqaynayaan iibinta adeegyada bangiga muddo ah sadex bilood . Sadexdan qof ayaa waxaa shardi ah inay diyaar u yihiin inay galaan carbiska shaqada iyaga oo u shaqayn doona full time. Waxaa kaloo la rabaa inay haystaan shahaadada koowaad ee jaamacadda. Fadlan hadii aad shaqadan rabto waa inaad xubin ka noqotaa macalindoon oo aad samaysaa sign up as Teachers/ job seekers ood buuxisaa formka ,intaa kadibna aad halkan ka codsataa shaqada si laguugu daro dadka soo dalbaday.