1. Home
  2. Tuition Job
  3. Teacher for English - Primary

Details of Teacher for English - Primary

  • Payment Monthly
  • Budget 0
  • Segment Math and Science
  • Subject English - Primary

Institute Activity

  • Last Login May 25,2024
About the institution
Name Australian Islamic School
City Hargeisa
Tutoring Requirement

Dugsiga Australian islamic school waxa uu rabaa Macalin dhiga luqada English  kaas oo u dhigaaya fasalada hoose . ( Primary )Waxaa laga rabaa macalinku inuu yahay Professional English teacher oo buuxiyay shuruudaha hoos ku qoran, sidoo kale waa inuu leeyahay khibrad macalinimo. Saacadaha shaqadu waa 7 am ilaalyo 1 pm. Dugsigu waxa uu ku yaalaa agagaarka hotel ka Ambassador.

This Job Closed