Details of Teacher for Arabic- KG
About the institution
| Name | Australian Islamic School |
| City | Hargeisa |
| Tutoring Requirement | Dugsiga Australian islamic school waxa uu rabaa Macalin dumar ah oo dhiga luqada Carabiga taas oo u dhigaysa fasalka KG . Waxaa laga rabaa macalinku inuu si fiican ugu hadlo luqada carabiga sidoo kale uu buuxiyay shuruudaha hoos ku qoran. Waa inay leeyahay khibrad macalinimo. oo aan ka yarayn sadexa sano . Saacadaha shaqadu waa 7 am ilaalyo 1 pm. Dugsigu waxa uu ku yaalaa agagaarka hotel ka Ambassador. |
| Member Since | Jul 11,2023 |
| Last Worked | Mar 12,2025 |
| Closed Job By Australian Islamic School | 4 |
Tutoring Requirement
Dugsiga Australian islamic school waxa uu rabaa Macalin dumar ah oo dhiga luqada Carabiga taas oo u dhigaysa fasalka KG . Waxaa laga rabaa macalinku inuu si fiican ugu hadlo luqada carabiga sidoo kale uu buuxiyay shuruudaha hoos ku qoran. Waa inay leeyahay khibrad macalinimo. oo aan ka yarayn sadexa sano . Saacadaha shaqadu waa 7 am ilaalyo 1 pm. Dugsigu waxa uu ku yaalaa agagaarka hotel ka Ambassador.
