Details of Bank Internship

  • Payment Monthly
  • Budget 0
  • Job Category Internships and Scholarships
  • Skills Communications Skills, Islamic Banking skills

Institute Activity

  • Last Login Jun 23,2025
About the institution
Name Beder International University
City Hargeisa
Job Requirement

Waxaa ururka Bangiyada Somaliland uu qaadanayaa laba qof oo ah carbis shaqo (Internship). Labada qof ee ah carbis shaqo ayaa waxa ay la shaqaynayaan laba bangi oo ku yaala magaalada hargeisa. labadan qof ayaa waxaa shardi ah inay diyaar u yihiin inay galaan carbiska shaqada iyaga oo u shaqayn doona full time. Waxaa kaloo la rabaa inay haystaan shahaadada koowaad ee jaamacadda. Waxaa sidoo kale shardi ah inay ardaydani yihiin kuwa ku soo baasay darajo aad u saraysa. Fadlan hadii aad shaqadan rabto waa inaad xubin ka noqotaa macalindoon oo aad samaysaa sign up as tutors/ job seekers ood buuxisaa formka ,intaa kadibna aad halkan ka codsataa shaqada si laguugu daro dadka soo dalbaday.

Member Since Apr 29,2023
Last Worked Jun 23,2025
Open Job By Beder International University 8

Job Requirement

Waxaa ururka Bangiyada Somaliland uu qaadanayaa laba qof oo ah carbis shaqo (Internship). Labada qof ee ah carbis shaqo ayaa waxa ay la shaqaynayaan laba bangi oo ku yaala magaalada hargeisa. labadan qof ayaa waxaa shardi ah inay diyaar u yihiin inay galaan carbiska shaqada iyaga oo u shaqayn doona full time. Waxaa kaloo la rabaa inay haystaan shahaadada koowaad ee jaamacadda. Waxaa sidoo kale shardi ah inay ardaydani yihiin kuwa ku soo baasay darajo aad u saraysa. Fadlan hadii aad shaqadan rabto waa inaad xubin ka noqotaa macalindoon oo aad samaysaa sign up as tutors/ job seekers ood buuxisaa formka ,intaa kadibna aad halkan ka codsataa shaqada si laguugu daro dadka soo dalbaday.

Header set Cache-Control "no-cache, no-store, must-revalidate"