1. Home
  2. Tuition Job
  3. Temporary Sales Job

Details of Temporary Sales Job

  • Payment Monthly
  • Budget 0
  • Job Category Internship Jobs
  • Skills Communications Skills, Sales Skills

Institute Activity

  • Last Login Nov 13,2024
About the institution
Name Beder International University
City Hargeisa
Job Requirement Bangiga Premier Bank waxa uu qaadanayaa lix qof oo loo qaadanaayo Temporary Sales Job. Shaqaalahan ayaa ka shaqaynaaya qaybta iibka ee bangiga. Waxaa shardi ah in qofka soo dalbanayaa uu yahay qof u diyaar ah inuu ku shaqeeyo iibka alaabaha baanka, uuna haysta shahaadada koowaad, sidoo kelena uu kasoo bixi karo shaqada iibka ee bangiga. Lixda qof ee buuxiya shuruudaha baanka ayaa lala soo xidhiidhayaa. Fadlan hadii aad shaqadan rabto waa inaad xubin ka noqotaa macalindoon oo aad samaysaa sign up as tutors/ job seekers ood buuxisaa formka ,intaa kadibna aad halkan ka codsataa shaqada si laguugu daro dadka soo dalbaday.Waxaad kalood ogaataa qofka shaqadan loo qaataa kama shaqaynaayo bangiga gudahiisa laakiin waa sales person oo waxa uu iibinayaa alaabaha baanka, waxaanu ka hawl gelayaa meelaha loo diro.
Member Since Apr 29,2023
Last Worked Nov 13,2024
Closed Job By Beder International University 6

Job Requirement

Bangiga Premier Bank waxa uu qaadanayaa lix qof oo loo qaadanaayo Temporary Sales Job. Shaqaalahan ayaa ka shaqaynaaya qaybta iibka ee bangiga. Waxaa shardi ah in qofka soo dalbanayaa uu yahay qof u diyaar ah inuu ku shaqeeyo iibka alaabaha baanka, uuna haysta shahaadada koowaad, sidoo kelena uu kasoo bixi karo shaqada iibka ee bangiga. Lixda qof ee buuxiya shuruudaha baanka ayaa lala soo xidhiidhayaa. Fadlan hadii aad shaqadan rabto waa inaad xubin ka noqotaa macalindoon oo aad samaysaa sign up as tutors/ job seekers ood buuxisaa formka ,intaa kadibna aad halkan ka codsataa shaqada si laguugu daro dadka soo dalbaday.Waxaad kalood ogaataa qofka shaqadan loo qaataa kama shaqaynaayo bangiga gudahiisa laakiin waa sales person oo waxa uu iibinayaa alaabaha baanka, waxaanu ka hawl gelayaa meelaha loo diro.