1. Home
  2. Tuition Job
  3. Maamule Higaad Dugsiga Al-Ansaar

Details of Maamule Higaad Dugsiga Al-Ansaar

  • Payment Monthly
  • Budget 0
  • Job Category Administration Jobs
  • Skills

Institute Activity

  • Last Login Oct 06,2023
About the institution
Name Musasatul Al-Ansaar
City Hargeisa
Job Requirement

Musasada Al-Ansaar oo ay hoos yimaadaan dugsiyo badan, waxa ay raadinaysaa maamule higaad oo buuxiyay shuruudhaan hoos ku qoran:

·         Waa inuu haystaa darajada heerka koowaad ee Jaamacadda gaar ahaan takhasuska waxbarashada ama takhasusaadka la xidhiidha waxbarashada

·         Waa inuu leeyahay khibarad waxdhigiseed oo ugu yaraan shan sano ah

·         Waa in waxdhigista higaada aqoon u leeyahay

·         Waa in uu leeyahay khibrad maamul, gaar ahaan heerarka higaada, KG ama dugsi hoose

·         Waa inuu ku sifaysan yahay dhaqan wanaag iyo hogaamin

·         Waa inuu ku fiican yahay adeegsiga computer ka

·         Waa inuu xamili karo culayska shaqada

·         Waa inuu ku fiican yahay afafka sida af-soomali, carabi iyo English

·         Waa inuu da’ahaan ka weyn yahay 30

Member Since Aug 21,2023
Last Worked Oct 06,2023
Closed Job By Musasatul Al-Ansaar 0