Details of Teacher for Math H/Dhexe
About the institution
Name | Al-Irshaad Schools |
City | Hargeisa |
Tutoring Requirement | Hay’adda
Direct Aid ee Maamusha Dugsiyada Al-irshaad waxa ay ku wargelinaysaa
bulsho waynta Somaliland in ay ka banaantahay shaqooyin macallinimo dugsiga
H/dhexe gabdhaha ee Al irshaad (Jigjiga-yar, Hargeisa) shaqadaas oo ah macalin dhiga Xisaab, H/dhexe, waqtiguna waa gelin dambe. Haddaba cid kasta oo danaynaysa in ay u tartanto shaqadan waxa laga
rabaa in ay buuxiso shuruudahan hoos ku qoran. 1. Waa
in uu sito ugu yaraan shahaado jaamacadeed oo heerka (Diploma), taas oo
takhasuskeedu yahay waxbarashada (Faculty of Education). 2. Waa
in uu kaga soo shaqeeyay xirfadda macallinimo dugsiyo waxbarasho ugu yaraan
5-tii sano ee u danbeeyay. 3. Waa
in uu aqoon fiican u leeyahay maadooyinka uu soo codsaday. 4. Waa
in uu ka haysto shahaado khibradeed shaqooyinkii uu hore uga soo qabtay
dugsiyada waxbarashada. 5. Waa
in uu soo qaatay tababar macallinimo. 6. Inuu
aqoon fiican u leeyahay isticmaalka Computerka sida (Ms word, Ms PowerPoint Ms
Excel). 7. Waa
in uu jidh ahaan iyo maskax ahaanba caafimaad-qabo. 8. Waa
in ay da’diisu u dhaxayso 26-40 sano. 9. Waa
in uu haysto Aqoonsi dhalasho (Nationality ID / Passport). 10. Waa
inaanu lahayn Balwad sida qaadka, sigaarka iyo Wixii Lamid ah. 11. Waa
in uu codsigiisa ku soo lifaaqo shahaadooyinkiisa waxbarasho, sida shahaadada
jamacaddda iyo transcript-ga. 12. Waa in uu ka gudbo imtixaanka
qoraalka ah iyo ka afka ahba.
FG:
Mudada ugu danbeysa ee aad CV-gaaga ku soo gudbin karto waa Arbacada 09-August-
2023, 06 Fiidnimo. |
Member Since | Aug 05,2023 |
Last Worked | Aug 09,2023 |
Closed Job By Al-Irshaad Schools | 0 |