Details of School Principle ( Maamule Dugsi Sare )
- Payment Monthly
- Budget 0
- Job Category Administration Jobs
- Skills
Institute Activity
- Last Login Aug 09,2023
About the institution
Name | Al-Irshaad Schools |
City | Hargeisa |
Job Requirement | Hay’adda Direct Aid
ee Maamusha Dugsiyada Al-irshaad waxa ay ku wargelinaysaa bulsho waynta
Somaliland in ay ka banaantahay jagada maamulaha dugsiga sare ee Irshaad
Gabiley. Haddaba cid kasta oo danaynaysa in ay u tartanto jagadaasi waxa laga
rabaa in ay buuxiso shuruudahan hoos ku qoran.
DHINACA AQOONTA 1. Waa in uu sito
ugu yaraan shahaado jaamacadeed oo heerka 1-aad ah (bachelor degree), taas oo
takhasuskeedu yahay maamulka waxbarashada (Educational Management). 2. In uu aqoon
Fiican u leeyahay dhammaan hababka maamul ee waxbarashada. 3. Waa in uu ka
haysto shahaado khibradeed shaqooyinkii uu hore uga soo qabtay hay’adaha
waxbarashada. 4. Waa in uu ku
wanaagsanyahay:- - Ku hadalka afka Carabiga. - Ku hadalka afka English-ka. 5. Waa in uu
sanadihii u danbeeyay ka qayb-qaatay aqoon-korodhsi la xidhiidha shaqadiisa. 6. Inuu aqoon fiican
u leeyahay isticmaalka Computerka sida (Ms word, Ms PowerPoint Ms Excel). DHINACA WAAYO-ARAGNIMADA:
• Waa in uu kaga soo
shaqeeyay xirfadda Maamulnimo hay’ado waxbarasho. • Waa in ay
khibraddiisa maamul uu ku soo shaqeeyey ugu yaraan 3 – 5 sano. WAAJIBAADKA
SHAQADA: - • Maamulidda Dugsiga
sare ee AL-Irshad Gabiley (Dhamaan shaqooyinka kala duwan ee ku cad xaashida
Waajibaadka shaqo ee hay’adu leedahay (Job description). SHURUUDAHA KALE EE
LAGA RABO: 1. Waa in uu jidh
ahaan iyo maskax ahaanba caafimaad-qabo. 2. Waa in ay
da’diisu u dhaxayso 35-50 sano. 3. Waa in uu warqad
caddayn dabi la’aan ka haysto hay’adaha ku shaqada leh. 4. Waa inaanu lahayn
Balwad sida qaadka, sigaarka iyo Wixii Lamid ah. 5. Waa in uu
codsigiisa ku soo lifaaqo shahaadooyinkiisa waxbarasho, sida shahaadada
jamacaddda iyo transcript-ga (Asal Iyo Koobi) 6. Waa in uu ka
gudbo kulanka qiimaynta guddida xulashada (interview committee). FG: Mudada ugu
danbeysa ee aad CV-gaaga ku soo gudbin karto waa 07-August- 2023.
|
Member Since | Aug 05,2023 |
Last Worked | Aug 09,2023 |
Closed Job By Al-Irshaad Schools | 0 |
Job Requirement
Hay’adda Direct Aid
ee Maamusha Dugsiyada Al-irshaad waxa ay ku wargelinaysaa bulsho waynta
Somaliland in ay ka banaantahay jagada maamulaha dugsiga sare ee Irshaad
Gabiley. Haddaba cid kasta oo danaynaysa in ay u tartanto jagadaasi waxa laga
rabaa in ay buuxiso shuruudahan hoos ku qoran.
DHINACA AQOONTA
1. Waa in uu sito
ugu yaraan shahaado jaamacadeed oo heerka 1-aad ah (bachelor degree), taas oo
takhasuskeedu yahay maamulka waxbarashada (Educational Management).
2. In uu aqoon
Fiican u leeyahay dhammaan hababka maamul ee waxbarashada.
3. Waa in uu ka
haysto shahaado khibradeed shaqooyinkii uu hore uga soo qabtay hay’adaha
waxbarashada.
4. Waa in uu ku
wanaagsanyahay:- - Ku hadalka afka Carabiga. - Ku hadalka afka English-ka.
5. Waa in uu
sanadihii u danbeeyay ka qayb-qaatay aqoon-korodhsi la xidhiidha shaqadiisa.
6. Inuu aqoon fiican
u leeyahay isticmaalka Computerka sida (Ms word, Ms PowerPoint Ms Excel).
DHINACA WAAYO-ARAGNIMADA:
• Waa in uu kaga soo
shaqeeyay xirfadda Maamulnimo hay’ado waxbarasho.
• Waa in ay
khibraddiisa maamul uu ku soo shaqeeyey ugu yaraan 3 – 5 sano. WAAJIBAADKA
SHAQADA: -
• Maamulidda Dugsiga
sare ee AL-Irshad Gabiley (Dhamaan shaqooyinka kala duwan ee ku cad xaashida
Waajibaadka shaqo ee hay’adu leedahay (Job description).
SHURUUDAHA KALE EE
LAGA RABO:
1. Waa in uu jidh
ahaan iyo maskax ahaanba caafimaad-qabo.
2. Waa in ay
da’diisu u dhaxayso 35-50 sano.
3. Waa in uu warqad
caddayn dabi la’aan ka haysto hay’adaha ku shaqada leh.
4. Waa inaanu lahayn
Balwad sida qaadka, sigaarka iyo Wixii Lamid ah.
5. Waa in uu
codsigiisa ku soo lifaaqo shahaadooyinkiisa waxbarasho, sida shahaadada
jamacaddda iyo transcript-ga (Asal Iyo Koobi)
6. Waa in uu ka
gudbo kulanka qiimaynta guddida xulashada (interview committee). FG: Mudada ugu
danbeysa ee aad CV-gaaga ku soo gudbin karto waa 07-August- 2023.