1. Home
  2. Tuition Job
  3. Teacher for English -KG

Details of Teacher for English -KG

  • Payment Monthly
  • Budget 0
  • Segment Math and Science
  • Subject English -KG

Institute Activity

  • Last Login May 25,2024
About the institution
Name Australian Islamic School
City Hargeisa
Tutoring Requirement

Dugsiga Australian islamic school waxa uu rabaa hal Macalin oo dhiga luqada English ka  ,waxaanu u dhigayaa fasalka KG . Waa inuu macalinkaasi buuxiyay shuruudaha ku xusan halka hoose. Waxa la dhigayaa dugsiga  laga bilaabo  7am ilaayo 1pm. Waa inuu macalinku khibrad u leeyahay qaabka wax loogu dhigo ubadka yaryar sidoo kale waa inuu yahay qof ka daacad ah shaqada macalinimo. Dugsigu waxa uu ku yaalaa agagaarka hotel ka Ambassador.

Member Since Jul 11,2023
Last Worked May 25,2024
Closed Job By Australian Islamic School 1