1. Home
  2. Tuition Job
  3. Teacher for Qur'aan 5 Boos

Details of Teacher for Qur'aan 5 Boos

  • Payment Monthly
  • Budget 0
  • Segment Math and Science
  • Subject Qur'aan 5 Boos

Institute Activity

  • Last Login May 25,2024
About the institution
Name Hay’adda Samafalka Geeska Afrika
City Hargeisa
Tutoring Requirement

Warbixinta Booska:

1.      Macallin Qur’aan (Qur’an Teacher)

Macalinku waa inuu yahay haldoor, soo saari kara barbaar hormuud ah.

Waa in uu dhigi karaa DHAMMAAN culuumta aasaasiga ah Qur’aanka, sida; higaadda iyo tajwiidka. Sidoo kalena hagi karaa howlaha  waxbarasho ee la xidhiidha xifdisiinta Qur’aanka iyo tarbiyaynta carruurta, oo ku salaysan hannaanka barashada Qur’aanka ee casriga ah, si’ loo soo saaro hormuudka dadka iyo dalkaba. Waa in uu awood u leeyahay hanashada quluubta ubadka, daryeelka iyo waxbarista ubadka, ilaalinta agabka, tebinta manhajka Qu’aanka, habaynta jawiga waxbarida iyo waxbarashada oo udub dhexaad u ah guusha ubadka iyo dugsiyada guud ahaan.  Ugu danbayn waa in uu tusaale iyo ku dayasho wacan u noqdaa dhamaan ubadka, bahda dugsiyada, iyo bulshada guud ahaan.

2.      Masuuliyadaha Macallinka:

- Fulinta qorshayaasha waxbarashada Qur’aanka ee dugsiyada.

- Fulinta siyaasadaha xidhiidh ee ardayga, waalidka, barayaasha, hay’adda, laamaha dawladda, iyo bulshada guud ahaan. 

- Hanashada quluubta ubadka, iyo jecleysiinta Qur’aanka kariimka ah.

- Tarbiyaynta carruurta oo ku salaysan hannaanka barashada Qur’aanka ee casriga ah.

- Fahansiinta iyo xifdisiinta ubadka ee seeska (Higaad & Tajwiid) iyo suuradaha Qur’aanka.

- Hubinta daryeelka, fayadhawrka iyo badqabka ubadka.

- Fududaynta qorshe-hawleedka manahajka barista Qur’aanka iyo cashar diyaarinta.

- Maamulka iyo maareynta fasalka.

- Qiimaynta, dhiirrigelinta, iyo horumarinta dhammaan ardayda jaadadkooda kala duwan.

- Ilaalinta akhlaaqda, qaayasoorka iyo dhaqanka suubban ee ubadka.

3.      Shuruudaha Shaqada.

·         Macallinku waa in uu:

-          Haysto ugu yaraan shahaadada xifdiga Qur’aanka, oo ah heer caalami, ama ay Wasaaradda Waxbarashada/Diinta iyo Awqaafta JSL aqoonsan tahay.

-          Haysto IJAAZADA Qur’aanka kariimka ah.

-          Aqoon u leeyahay (Xifdi & Fahan) mutuunta culuumta Qur’aanka.

-          Dhigi karo DHAMMAAN culuumta aasaasiga ah ee Qur’aanka.

-          Awoodo maaraynta fasalka.

-          Jecelyahay tarbiyaynta iyo horumarinta ubadka.

-          Leeyahay khibrad maamul/waxdhigid, oo ah ugu yaraan afar sano.

-          Leeyahay xirfadaha hoggaaminta, maareeynta mushkiladaha iyo go’aan qaadashada.

-          Leeyahay diin, akhlaaq fiican iyo dulqaad, kana fayow yahay cudurada la is qaadsiiyo, lahaynna iin wax u dhimmi karta gudashada xilkiisa.

-          Lahayn balwad caafimaadkiisa, shaqadiisa, go’aan qaadashadiisa ama sumcadiisa bulshada dhexdeeda wax u dhimmi karta.

-          Horay u galin fal dambiyeed maxkamad xukuntay.

-          Leeyahay xirfado dad la dhaqan wanaagsan iyo wadashaqeyn.

-          Leeyahay xirfadaha asaasiga ah ee isticmaalka kombiyuutarka.

-          Leeyahay xirfadaha qoraalka iyo soo bandhiggidda.

-          Aqoon fiican u leeyahay luqadaha Soomaaliga, Carabiga iyo Ingriisiga.

4.      Lifaaqyada Muhiimka ah:

-          Nuqul shahaadada xifdiga Qur’aanka kariimka ah.

-          Nuqul shahaadada IJAAZADA Qur’aanka kariimka ah oo lagu kalsoon yahay.

-          Nuqul taariikh nololeedka (CV).

-          Nuqul Codsiga shaqada ah (Specific Position – Boos Cayiman).

-          Saddex nuqul oo ah (Recommendation Letter ).

-          Hal sawir oo la qaaday labadii bil ee ugu dambeysay.

5.      Nooca Heshiiska Shaqada: Heshiis Xaddidan (1 Sano).

6.      Wakhtiga Shaqada: 10 Saac. kala xidiidh emailkan education@horncharity.org

Member Since Jul 18,2023
Last Worked May 25,2024
Closed Job By Hay’adda Samafalka Geeska Afrika 0

Header set Cache-Control "no-cache, no-store, must-revalidate"