Details of Teacher for Primary (5 Boos)
About the institution
Name | Hay’adda Samafalka Geeska Afrika |
City | Hargeisa |
Tutoring Requirement | Warbixinta Booska: 1.    Â
Macallin (Primary Teacher ) Macalinku waa inuu yahay haldoor, soo saari kara barbaar
hormuud ah. Waa in uu dhigi karaa DHAMMAAN maaddooyinka dugsiyada
Hoose-Dhexe, sidoo kalena hagi kartaa dhammaan howlaha  waxbarasho ee la xidhiidha tarbiyaynta carruurta,
si’ loo soo saaro hormuudka dadka iyo dalkaba. Waa in uu awood u leeyahay daryeelka
iyo waxbarista ubadka, ilaalinta agabka, tebinta manhajka tacliinta, habaynta jawiga
waxbarida iyo waxbarashada oo udub dhexaad u ah guusha ubadka iyo dugsiyada guud
ahaan.  2.    Â
Masuuliyadaha Macallinka: - Fulinta qorshayaasha waxbarashada ubadka ee dugsiyada. - Fulinta siyaasadaha xidhiidh ee ardayga, waalidka,
barayaasha, hay’adda, laamaha dawladda, iyo bulshada guud ahaan. - Hubinta daryeelka, fayadhawrka iyo badqabka ubadka. - Dejinta qorshe-hawleedka manahajka waxbarashada iyo cashar
diyaarinta. - Maamulka iyo maareynta fasalka. - Qiimaynta, dhiirrigelinta, iyo horumarinta dhammaan ardayda
jaadadkooda kala duwan. - Ilaalinta akhlaaqda, qaayasoorka iyo dhaqanka suubban ee
ubadka.  3.    Â
Shuruudaha Shaqada. ·       Â
Macallinku waa in uu: -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Heysto ugu yaraan shahaaddada darajada koowaad ee heer
jaamacadeed oo takhasus waxbarasho ah (BA. Ed), ama la xidhiidha, oo ah heer
caalami, ama ay wasaaradda waxbarashada JSL aqoonsan tahay. -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Dhigi karo DHAMMAAN maaddooyinka dugsiyada
Hoose-Dhexe. -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Awoodo maaraynta fasalka. -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Jecelyahay tarbiyaynta iyo horumarinta ubadka. -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Leeyahay khibrad waxdhigid, oo ah ugu yaraan saddex
sano. -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Leeyahay xirfadaha hoggaaminta, maareeynta
mushkiladaha iyo go’aan qaadashada. -        Â
Leeyahay diin, akhlaaq fiican iyo dulqaad, kana fayow yahay
cudurada la is qaadsiiyo, lahaynna iin wax u dhimmi karta gudashada xilkiisa. -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Lahayn balwad caafimaadkiisa, shaqadiisa, go’aan
qaadashadiisa ama sumcadiisa bulshada dhexdeeda wax u dhimmi karta. -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Horay u galin fal dambiyeed maxkamad xukuntay. -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Leeyahay xirfado dad la dhaqan wanaagsan iyo
wadashaqeyn. -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Leeyahay xirfadaha asaasiga ah ee isticmaalka
kombiyuutarka. -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Leeyahay xirfadaha qoraalka iyo soo bandhiggidda. -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Aqoon fiican u leeyahay luqadaha Soomaaliga, Carabiga iyo
Ingriisiga.  4.    Â
Lifaaqyada Muhiimka ah: -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Nuqul shahaaddada iyo transcript-ka darajada 1aad ee
jaamacadda. -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Nuqul taariikh nololeedka (CV). -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Nuqul Codsiga shaqada ah (Specific Position – Boos
Cayiman). -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Laba nuqul oo ah (Recommendation Letter ). -Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Hal sawir oo la qaaday labadii bil ee ugu dambeysay. 5.    Â
Nooca Heshiiska Shaqada: Heshiis Xaddidan (1 Sano).
6.    Â
Wakhtiga Shaqada: 8 Saac. kala xiidhiidh emialkan |
Member Since | Jul 18,2023 |
Last Worked | May 25,2024 |
Closed Job By Hay’adda Samafalka Geeska Afrika | 0 |
Tutoring Requirement
Warbixinta Booska:
1.    Â
Macallin (Primary Teacher )
Macalinku waa inuu yahay haldoor, soo saari kara barbaar
hormuud ah.
Waa in uu dhigi karaa DHAMMAAN maaddooyinka dugsiyada
Hoose-Dhexe, sidoo kalena hagi kartaa dhammaan howlaha  waxbarasho ee la xidhiidha tarbiyaynta carruurta,
si’ loo soo saaro hormuudka dadka iyo dalkaba. Waa in uu awood u leeyahay daryeelka
iyo waxbarista ubadka, ilaalinta agabka, tebinta manhajka tacliinta, habaynta jawiga
waxbarida iyo waxbarashada oo udub dhexaad u ah guusha ubadka iyo dugsiyada guud
ahaan. Â
2.    Â
Masuuliyadaha Macallinka:
- Fulinta qorshayaasha waxbarashada ubadka ee dugsiyada.
- Fulinta siyaasadaha xidhiidh ee ardayga, waalidka,
barayaasha, hay’adda, laamaha dawladda, iyo bulshada guud ahaan.Â
- Hubinta daryeelka, fayadhawrka iyo badqabka ubadka.
- Dejinta qorshe-hawleedka manahajka waxbarashada iyo cashar
diyaarinta.
- Maamulka iyo maareynta fasalka.
- Qiimaynta, dhiirrigelinta, iyo horumarinta dhammaan ardayda
jaadadkooda kala duwan.
- Ilaalinta akhlaaqda, qaayasoorka iyo dhaqanka suubban ee
ubadka.
Â
3.    Â
Shuruudaha Shaqada.
·       Â
Macallinku waa in uu:
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Heysto ugu yaraan shahaaddada darajada koowaad ee heer
jaamacadeed oo takhasus waxbarasho ah (BA. Ed), ama la xidhiidha, oo ah heer
caalami, ama ay wasaaradda waxbarashada JSL aqoonsan tahay.
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Dhigi karo DHAMMAAN maaddooyinka dugsiyada
Hoose-Dhexe.
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Awoodo maaraynta fasalka.
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Jecelyahay tarbiyaynta iyo horumarinta ubadka.
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Leeyahay khibrad waxdhigid, oo ah ugu yaraan saddex
sano.
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Leeyahay xirfadaha hoggaaminta, maareeynta
mushkiladaha iyo go’aan qaadashada.
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Leeyahay diin, akhlaaq fiican iyo dulqaad, kana fayow yahay
cudurada la is qaadsiiyo, lahaynna iin wax u dhimmi karta gudashada xilkiisa.
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Lahayn balwad caafimaadkiisa, shaqadiisa, go’aan
qaadashadiisa ama sumcadiisa bulshada dhexdeeda wax u dhimmi karta.
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Horay u galin fal dambiyeed maxkamad xukuntay.
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Leeyahay xirfado dad la dhaqan wanaagsan iyo
wadashaqeyn.
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Leeyahay xirfadaha asaasiga ah ee isticmaalka
kombiyuutarka.
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Leeyahay xirfadaha qoraalka iyo soo bandhiggidda.
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Aqoon fiican u leeyahay luqadaha Soomaaliga, Carabiga iyo
Ingriisiga.
Â
4.    Â
Lifaaqyada Muhiimka ah:
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Nuqul shahaaddada iyo transcript-ka darajada 1aad ee
jaamacadda.
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Nuqul taariikh nololeedka (CV).
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Nuqul Codsiga shaqada ah (Specific Position – Boos
Cayiman).
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Laba nuqul oo ah (Recommendation Letter ).
-Â Â Â Â Â Â Â Â Â
Hal sawir oo la qaaday labadii bil ee ugu dambeysay.
5.    Â
Nooca Heshiiska Shaqada: Heshiis Xaddidan (1 Sano).
6.    Â
Wakhtiga Shaqada: 8 Saac. kala xiidhiidh emialkanÂ