Details of Teacher for English -KG 1
About the institution
| Name | Australian Islamic School |
| City | Hargeisa |
| Tutoring Requirement | Dugsiga Australian islamic school waxa uu rabaa hal Macalin oo dhiga luqada English ka ,waxaanu u dhigayaa fasalka KG 1. Waa inuu macalinkaasi buuxiyay shuruudaha ku xusan halka hoose. Waxa la dhigayaa dugsiga laga bilaabo 7am ilaayo 1pm. Waa inuu macalinku khibrad u leeyahay qaabka wax loogu dhigo ubadka yaryar sidoo kale waa inuu yahay qof ka daacad ah shaqada macalinimo. Dugsigu waxa uu ku yaalaa agagaarka hotel ka Ambassador. |
| Member Since | Jul 11,2023 |
| Last Worked | Mar 12,2025 |
| Closed Job By Australian Islamic School | 4 |
Tutoring Requirement
Dugsiga Australian islamic school waxa uu rabaa hal Macalin oo dhiga luqada English ka ,waxaanu u dhigayaa fasalka KG 1. Waa inuu macalinkaasi buuxiyay shuruudaha ku xusan halka hoose. Waxa la dhigayaa dugsiga laga bilaabo 7am ilaayo 1pm. Waa inuu macalinku khibrad u leeyahay qaabka wax loogu dhigo ubadka yaryar sidoo kale waa inuu yahay qof ka daacad ah shaqada macalinimo. Dugsigu waxa uu ku yaalaa agagaarka hotel ka Ambassador.
