1. Home
  2. Tuition Job
  3. Teacher for Somali Language

Details of Teacher for Somali Language

  • Payment Monthly
  • Budget 0
  • Segment Social Science
  • Subject Somali Language

Institute Activity

  • Last Login Sep 19,2023
About the institution
Name Amaano Boarding and Day School
City Hargeisa
Tutoring Requirement

Dugsiga Amaano Boarding School waxa uu raadinayaa 6 macalin oo dhiga luqada somaliga ,macalimiintan ayaa dhigaaya laga bilaabo fasalka kowaad ilaa ka afaraad. Waxaa muhiim ah in macalinku buuxiyay shuruudaha hoos ku qoran isla markaana uu yahay macalin tababar fiican u leh wax dhigista iyo sida ubadka yaryar wax loogu dhigo.

amaanoschools20@gmail.com.  

Member Since Jul 02,2023
Last Worked Sep 19,2023
Closed Job By Amaano Boarding and Day School 0