Profile Details
Overview:
Shirkadda TCMC waxaa ay u baahan tahay Outside sales representative Kaasoo shaqadiisu ay tahay sidan hoos ku xusan:
1) Horumarinta iyo kobcinta adeegyada shirkadda
2) Ku wacyigelinta macaamiisha adeegyada shirkadda
3) Waa in qofku leeyahay xirfadaha adeega mcaamiisha
4) Qaybinta waraaqaha xayaysiisyada shirkadda
5) Raadinta macaamiil cusub
6) Waa inuu awood u leeyahay in uu si madax banaan u shaqan karo
Information: