What you'll learn
Waxaad halkan si fiican ugu baranaysaa
1. MultiMedia Premier Pro
2. Photoshop
Description
Waxaad halkan ku dhiganaysaa laba maado oo kala ah MultiMedia Premier Pro iyo Photoshop
Waxaa si fiican laguugu barayaa labadaa maado oo macalin khirad leh uu dhigaayo.
Marka aad dhamayso labada maado waxaa Jaamacadda beder u gudbin kartaa in lagu imtixaano kadib aad qadato shahaado.
Requirements
Eligibility
H.S